DAMACA DHALINYARADU, MAANTA WUXUU KU DHAMAADAA MADAXTOOYADA.!!! Shalay markii uu dalku burburay Odayaashii qabaa’ilka iyo dhalinyaradii waxey soo ag dhoobteen Hogaamiye Kooxeedyadii dalka, wey u dagaalamayeen, wey waardiyeyn jireen,waxaana loo dirsan jiray shaqo walba, marka laga reebo bariis jaay ah iyo majimo qaad ah mooyee majirin wax kaloo xuquuq ah oo ay dhalinyaradu ku laheyd ragaa […]